Waxaa sare usii kaceysa tirada Tahriibayaashii Soomaalida iyo Itoobiyaanka ah ee ku dhintay badda dalka Yemen, waxaana hada la xaqiijiyey inay dooni labaad ay dad horleh ku daadisay xeebaha Yemen muddo 24 saac gudaheed ah.
Yemen: 300 Tahriibayaal ah oo laga tuuray dooniyihii ay saarnaayeen puntland military
Không có nhận xét nào:
Đăng nhận xét